• Map View
  • Street View
  • Directions

YOOL TECH

  • 185
Specifications
Phone0618629126
Description

Waxaan nahay shirkad rabta in ay isbeddel dhinaca teknoloojiyadda ah samaysa.
Maxaan ula jeednaa isbeddel dhinaca teknoloojiyadda?
Waa in aan buuxinno baahida ay dadkeennu u qabaan teknoloojiyadda,
si ay ganacsatadeennu u helaan adeegyada cusub ee ku soo kordhay caalamka kuwaa oo ay kamidka yihiin ‘database’ lagu maamuli karo hawl-maalmeedyada kana dhigeysa mid fudud; in aan ururrada amaa hey’adaha iyo goobaha waxbarasha IWM u sameyno website soo jiita indhaha dadka booqanaya; sameynta naqshadaha (design) xayeysiinnada shirkadaha, goobaha ganacsiga ama kuwa shaqsiyadeed iyo in ay helaan bulshadeenna cashirro muuqal iyo koorsooyin gaar ah oo ku saabsan aqoonta kombuyuutarka iyo adeegsigiisa

0 Reviews

Looking for review? There is no review here!